Kulanka oo si wadajir ah ay usoo Qaban

Kulanka oo si wadajir ah ay usoo Qaban qabiyeen Wasaaradda Arimaha Dastuurka DFS iyo Tan Koonfur Galbeed Gudiga Lasocodka Dastuurka Barlamanka iyo Gudiga Madax banaan ee Dib Uegista Dastuurka &Hirgelinta Dastuurka Waxaa Loo Qabtay Qeybaha Kala Duwan Bulshada Waxaana Diirada Lagu Sarayey Latashiyada Wadajirka ah ee Dowlad Goboleedyada Soo Jeedinta Waxka Bedelka Dastuurka KMG Dalka



Leave a Reply