Wasiirka Wasaaradda Dastuurka

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Mudane Maxamed C/raxiin ayaa kulan isugu jiray isbarasho iyo isxog wareysi la qaatay Gudiga Arimaha Dastuurka Barlamanka Koonfur Galbeed Sido kale Waxaa kulanka Qeyb ka ahaa Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Dastuurka.



Leave a Reply