Services
Civic education
Constitutional review
Leadership and advocacy
Institutional excellence
MoCA’s primary focus of area
News
-
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Mudane Maxamed C/raxiin ayaa kulan isugu jiray isbarasho iyo isxog wareysi la qaatay Gudiga Arimaha Dastuurka Barlamanka Koonfur Galbeed Sido kale Waxaa kulanka Qeyb ka ahaa Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Dastuurka.
July 6, 2020 -
Shaqaalaha Wasaarada Dastuurka oo Qabtay
Shaqaalaha Wasaarada Dastuurka oo Qabtay Xaflad lagu so dhoweynayey Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
July 4, 2020 -
Ololaha Latashiyada iyo Fikrad
Ololaha Latashiyada iyo Fikrad Uruurinta Dadweynaha Koonfur Galbeed ee Dib-U-Egista Dastuurka KMG Dalka oo Maanta Baydhabo lagu Qabtay Waxaana ka Qeybgalay Ardayda Jamacadaha Magaalada Baydhabo
March 16, 2020 -
Kulanka oo si wadajir ah ay usoo Qaban
Kulanka oo si wadajir ah ay usoo Qaban qabiyeen Wasaaradda Arimaha Dastuurka DFS iyo Tan Koonfur Galbeed Gudiga Lasocodka Dastuurka Barlamanka iyo Gudiga Madax banaan ee Dib Uegista Dastuurka &Hirgelinta Dastuurka Waxaa Loo Qabtay Qeybaha Kala Duwan Bulshada Waxaana Diirada Lagu Sarayey Latashiyada Wadajirka ah ee Dowlad Goboleedyada Soo Jeedinta Waxka Bedelka Dastuurka KMG Dalka
March 7, 2020
Our Partners






